2da daqiiqo ee soo socota waxay badalaysaa noloshaada.
Internate-ka in aad lacag ka samaysid aad bay u fududahay
Markaad ka baratid barayaasheena aad-ka u tababaran
Xirfadaha aad naga baranaysid
Alibaba
Qaabki aad uga aadeegan lahayd alibaba meelkasta oo aad joogtid.
Aadna oga dalban layd alaab aad isticmaashid iyo alaab aad ka ganacsatid
Sidi aad uga adeegan lahayd alibaba meelkasta oo aad joogtid. aadna oga dalban lahayd alaab aad isticmaashid iyo kuwa aad sii iibisid.
Ganacsiga online-ka
Sidi aad internet-ka ugu iibin lahayd alaabaha gaar ahaan social media-yaha. boqolaal dollar-na aad u samayn lahayd bilwalba.
Facebook ads
Sidi aad facebook-ga ugu xayeesiin lahayd alaabaha aad iibinaysid. sida ugu dhakhsiyaha badana aad u heli lahayd macaamiil.
Natiijo dhab ah
Marka aad baratid xirfadahaan waxaad awood u yeelanaysaa in bilwalba aad samaysid boqolaal dollar,
Anaga oo si talaabo talaabo ah kuu tusayna wadadi aad u mari lahayd.
Damaanad buuxda
Waxaan kuu damaanad qaadaynaa hadii aad si 100% u samaysid waxyaabaha aan ku bari doono oo aadan gaarin hadafki aad lahayd
Ogow ma jirto wax aad khasaaraysid
waxaan kuu celinaynaa lacagti aad isku diiwaangalisay
Hadaba wili waad haysataa wakhti. kafaa’idayso fursadaan oo ha khasaarin.
Maxay naga dhaheen ardaydeena
Waad mahadsantihiin Duggsi saacado gudahood wxaan ku fahmay in aan anoo gurigeyga jooga alibaab wax ka iibsan karo anigoo umleynaayey bilo in ay igu qaadaneyso.
Amuun axmed
Ardayad
Alx waxaan bilaabay gancsi alaabahana waxaan ka keensadaa china anigoo ka dalbada alibaba waxaana isuurta galiyay ilaahay ka sokow koorsadan aan qaatay.
Sundus abdi
Ardayad
koorsada inta aanan iibsan waxaan umaleenaayay inay tahay been lkn hada alx waan bartay waana ka dalbadaa waxaana joogaa mogadisho
Maxamed xasan
Ardayad
Su'aalaha kugu soo dhicikara
Haa.
wakhtiga aad jeceshahay ayaad qaadan kartaa casharada. subax duhur galab ama habeenba
Maya.
waxaan halkaan ujoognaa in aan ku hagno oo aan ku barno bilow ilaa dhamaad.
Adiga ayay kugu xirantahay mudada aad ku branaysid hadii wakhti badan aad galisay dhowr isbuuc ayaad ku dhamayn kartaa.
Anaga waxaan ugu talagalnay bil inaad ku dhameesid ugu badnaan.
Maya
khasab ma’ahan in aad haysatid computer talefonkaaga ayaa kuugu filan oo aad ku baran kartaa.
Rukumo warbixinadeena isla hada
Si aad u kordhisid aqoonta aad u leedahay e-commerce-ga.